Tuesday, September 6, 2016

beesha maxbuubtu asal ahaan waa ayo

maxbuub shirdoon waa qabiil hadda loo yaqaan in uu ka tirsanyahay habar-awal. hadaba si aan u ogaano xaqiiqada beesha maxbuubeed waxaa muhim ah in aynu ka warsano dadka ah isla qabiilka islamarkaana aqoonta u leh taariikhdooda.
ugu horayn maxbuubtu waa qabiil asal ahaan hawiye ah. mana ka tirsana qabiillada beelwaynta hawiye gaashaanbuurta la ah, gaal-jecel oo kale, sida aan ku arkay dad waxaa kusoo qoray netka islamarkaana u eekaysiinayay xaqiiqo ay hubaan. wax ka jiraa se ma jiraan, maxbuub na noqon mayso gaal-jecel waayo alle ayaaban ka dhigin ba.
hawiye waxa ka mid ah caruurtiisa gugudhabe oo ah curadka hawiye, gugudhabe caruurtiisana waxaa kamid ah jidle, jidluhu waa qabiil dega soomaaliya, kenya iyo itoobiya. jidle isna caruurtiisa waxaa kamid murale wayteen jidle. murale wayteen waxa caruurtiisa kamid ah yaabarseen (muxumed) murale oo dhalay wacays cabdi muxumed[yabarseen], jaamac wacays waa wiilka wacays cabdi waxaanu dhalay maxamed(maxbuub) caraale. markaa abtirka saxda ahi waxa weeyi. maxbuub caraale jaamac wacays cabdi muxumed murale wayteen jidle gugundhabe hawiye.

2 comments:

  1. Please Check http://muruleonline.blogspot.com/ for updated records

    ReplyDelete
  2. http://muruleonline.blogspot.com

    ReplyDelete